Madaxweyne Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo shir Xasaasi ah uga furmay Afisiyooni

Waxaa xerada ciidamada Cirka ee Afisiyooni ka socda shir xasaasi ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Farmaajo iyo qaar kamid ah Wakiilada Beesha caalamka ee xaruntooda tahay Xalane. Kulanka labada dhinac u socda oo ah mid albaabada u xiran yihiin horeyna aan loo sii shaacin ayaa looga hadlayaa mudo kordhinta ay Xildhibaanada … Continue reading Madaxweyne Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo shir Xasaasi ah uga furmay Afisiyooni